Somalia headlines
Caasimada Online · Somalia · 2026-09-19T15:00:38+00:00
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Dowlad-goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullahi Cosoble oo maanta ka qayb-galay kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha sare ee siyaasadda beesha Xawaadle ayaa si kulul uga hadlay arrimaha kasoo kordhay maamulkaas, gaar ahaan gobolka Hiiraan. Cali Cosoble ayaa marka hore weerar culus ku qaaday Sanbaloolshe iyo Yuusuf Dabageed oo haatan […] The post Cali Cosoble oo weerar culus ku qaaday Sanbaloolshe iyo Dabageed appeared first on Caasimada Online .
Horseed Media · Somalia · 2026-09-19T14:56:49+00:00
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu…
Horseed Media · Somalia · 2026-09-19T12:53:50+00:00
Magaala Madaxda Puntland ee Garoowe waxaa maanta lagu soo dhaweeyey wafuud kala duwan oo isugu jira…
Caasimada Online · Somalia · 2026-09-19T12:47:12+00:00
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo maanta khudbad ka jeediyay Baaramaanka ayaa ka hadlay arrimo ku aadan halista kooxaha burcadbadeedda oo mar kale kusoo rogaal celiyay xeebaha dalka. Jaamac ayaa shaaca ka qaaday in burcadbadeedda ay saameyn weyn ku leedahay xasilloonida gobolka iyo guud ahaan caalamka, wuxuuna […] The post Muxuu Jaamac ka yiri halista kasoo korortay xeebaha Soomaaliya? appeared first on Caasimada Online .
Caasimada Online · Somalia · 2026-09-19T11:00:20+00:00
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Gobsan Muxumed ayaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka dhex abuurtay dood xooggan oo ku saabsan dastuurka dalka, xilli uu muuqdo is-qabqabsi wayn oo ka taagan arrimaha dastuurka, kuwaas oo hareeyay golaha dhexdiisa. Gobsan ayaa soo bandhigtay su’aal ay sheegtay inay muhiim u tahay shaqada Baarlamaanka, taas oo […] The post Daawo: Jahwareer ka dhashay Dastuurkii 2012 iyo kan cusub oo ka taagan BF appeared first on Caasimada Online .
Horseed Media · Somalia · 2026-09-19T09:46:03+00:00
Dowladda Turkiga ayaa beenisay warar lagu baahiyay baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta, kuwaas…
Caasimada Online · Somalia · 2026-09-19T09:00:27+00:00
Doolow (Caasimada Online) – Taliyihii hore ee Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) oo wareysi siiyay Geed-Fadhi ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan qaraxii saddexdii bishan ka dhacay gurigiisa degmada Doolow ee gobolka Gedo, kaas oo dhaliyay hadal-heyn xooggan. Mahad Cabdiraxmaan oo sodog u ah madaxweynihii hore ee Koonfur Gabeed […] The post Taliye Shub oo shaaciyay xogta ninkii hoggaaminayay weerarkii lagu qaaday gurigiisa + Video appeared first on Caasimada Online .
Caasimada Online · Somalia · 2026-09-19T08:00:20+00:00
Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u wada naxariistee, Wariye Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha) iyo Wariye Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Sheekh Isxaaq (Qoyste), kuwaas oo ka mid ahaa wariyeyaasha ruugcaddaaga ah ee Soomaaliyeed, isla markaana muddo dheer kusoo jiray saxaafadda dalka. Boqorka Bartamaha […] The post Wararkii ugu dambeeyay geerida ku timid Boqorka Bartamaha iyo Xasan Kaafi Qoyste appeared first on Caasimada Online .
Caasimada Online · Somalia · 2026-09-19T07:00:59+00:00
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa Jimcihii soo saaray bayaan si weyn uga hor imanaya sheegashadii ay Puntland Khamiistii ka sameysay howlgal lagu beegsaday kayd hub oo Al-Shabaab ku lahayd gobolka Sanaag. Puntland ayaa 17-kii September sheegtay in howlgalka ka dhacay buuraha Golis ee deegaanka Cal-Madow lagu fuliyey iskaashi iyo isku-duwid […] The post Bayaan Mareykanka ka soo baxay oo meesha ka saaray sheegashadii maamulka Deni appeared first on Caasimada Online .
Horseed Media · Somalia · 2026-09-19T06:47:35+00:00
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland, Maxamed Maxamuud Xidig, Madaxa Hay’adda Kaalo Netherlands Cabdisalaan Karood,…
Caasimada Online · Somalia · 2026-09-19T06:00:28+00:00
Washington (Caasimada Online) — Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihii cunaqabateyn ka qaaday ciidamada Eritrea, xisbiga talada haya ee dalkaas iyo dhowr mas’uul iyo hay’ado kale, kuwaas oo tallaabooyin lagu soo rogay xilligii dagaalka Tigray ee waqooyiga Itoobiya. Waaxda Maaliyadda Mareykanka ayaa sheegtay in xaaladdii degdegga ahayd ee saldhigga u ahayd barnaamijka cunaqabateynta la xiriiray Itoobiya ay […] The post Mareykanka oo ku dhowaaqay go’aan culus oo la xiriira Eritrea appeared first on Caasimada Online .
Horseed Media · Somalia · 2026-09-19T05:20:24+00:00
Taliska Booliska Gobolka Mudug ayaa sheegay in la qabtay Sakariye Cabdiqaadir Xirsi, oo loo haysto inuu…
Caasimada Online · Somalia · 2026-09-19T05:00:10+00:00
Sanca (Caasimada Online) – Hoggaamiyaha kooxda Xuutiyiinta Yemen, Cabdul-Malik Al-Xuuthi, ayaa si kulul u beeniyay eedeyn ah in kooxdiisu ay diyaarad drone ah ku weerartay magaalada barakeysan ee Maka ee dalka Sacuudiga. Al-Xuuthi ayaa sheegay in warkaasi uu yahay “been weyn”, isagoo ku adkeystay in Xuutiyiintu ay ka go’an tahay ilaalinta goobaha barakeysan ee Islaamka, […] The post Hoggaamiyaha Xuutiyiinta oo war soo saaray kadib markii la sheegay inay weerareen Maka appeared first on Caasimada Online .
Caasimada Online · Somalia · 2026-09-19T04:00:08+00:00
Washington — Ugu yaraan sideed nin oo Soomaali ah ayaa hadda lagu hayaa saldhigga ciidamada badda Mareykanka ee Guantánamo Bay, Cuba, iyadoo warbixinno cusub ay sheegayaan in ilaa 12 Soomaali ah halkaasi loo qaaday dabayaaqadii bishii Agoosto, kaddib markii markii hore loo sheegay in Soomaaliya lagu celinayo. Warbaahinta MPR News ayaa toddobaadkan sheegtay inay xaqiijisay […] The post Mareykanka oo 8 Soomaali ah geeyey xabsiga Guantanamo appeared first on Caasimada Online .
Horseed Media · Somalia · 2026-09-19T02:16:00+00:00
Taliska Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa faahfaahin ka bixiyey duqeyn uu 17-kii Sebtembar ka fuliyey…
Back to the interactive world map